Hjälpbild

Sida loo isticmaalo boggan

Boggan waxaa lagu heli kartaa lix luqadood oo kala duwan. Swedish, Carabi, Ingiriis, Dari, Soomaali iyo Tigre.

Si aad u doorato luqadda, riix calaamada huruudka ah ee bogga kore.

Waxaad raadin kartaa macluumaadka ama ereyada haddii aad gujiso calaamada raadinta.

Goobta waxaa loo qaybiyay shan qaybood oo kala duwan. Si aad u hesho macluumaadka, riix qaybaha kala duwan Shaqada & Waxbarashada, Daryeel & caafimaad, Bulshada, Deegaan, Carruur & dhalinyaro.

Bog kasta waxaa jira xiriiro laga yaabo inay xiiso u yeeshaan. Kadibna waxaad u imaan kartaa goob kale, sida Informationsverige.se, MigrateServekit ama 1177 Hagaha Daryeelka Caafimaadka.

Haddii bogga la xiriirto luqadaada aysan ku jirin karaadso bogga Swedishka.

Wax badan ka aqri halkan!